Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » SPORTS

Jose Mourinho oo shegay in Uu ka tagayo Kooxda Real Madrid Kadib Guuldaradii Cawa ee Kooxda Dortmund.

Jose Mourinho oo shegay in Uu ka tagayo Kooxda Real Madrid Kadib Guuldaradii Cawa ee Kooxda Dortmund.

Halkan ka daawo Jose Mourinho oo shegay in uu ka tagayo Kooxda Real Madrid Kadib Guul daradii Cawa ee Dortmund.…

Chelsea oo doon dooneysa ciyaariyahanka Man United ka fujiya markii 90 ka lagaaro ee Javier Hernandez

Chelsea oo doon dooneysa ciyaariyahanka Man United ka fujiya markii 90 ka lagaaro ee Javier Hernandez

Chelsea inay u baahan tahay gool dhaliye la isku haleen karo shaki kuma jiro madaama uu Fernando Torres ku fashilmay inuu kaalintiisa kasoo baxo sidaa darteed kooxdan ka dhisan galbeedka…

Morinho oo Chelsea ku wajahan

Morinho oo Chelsea ku wajahan

Tababaraha Real Madrid Jose Mourinho ayaa qirtay inuu dib ugu soo laaban doono horyaalka Premier League isla markaana wuxuu cadeeyay inuu macalin u noqon doono Chelsea. Tababaraha reer Portuguese ayaa…

Robin : Milan waxaa ku waajib ah in ay weerarto Barcelona

Robin : Milan waxaa ku waajib ah in ay weerarto Barcelona

Xidiga wadanka Brazil Robinho ayaa u kulul in caawa ay kooxda Barcelon ku reebaan garoonka Camp Nou kulanka koobka Champions League ay labada kooxood caawa wada ciyaari doonaan. Robinho ayaa…

QPR oo 30 sano kadib caawa ku badisay garoonka Stamford Bridge ee kooxda Chelsea iyo Newcastle oo ciil la hoyatay

QPR oo 30 sano kadib caawa ku badisay garoonka Stamford Bridge ee kooxda Chelsea iyo Newcastle oo ciil la hoyatay

Chelsea ayaa caawa waxaa kanaxsaday islamarkaana rikooorka ka jabiayey ciyaaryahankeedi hore ee Shaun Wright Phillips, kaasoo Chelsea goolka ka dhaliyay daqiiqadi 78-aad ee dhamaadki cayaarta. Guuldarrada kooxda Chelsea waxay ku…

Chelsea Oo Dooneysa Inay U Dagaalanto Soo Xerogelinta David Villa Si Uu U Caawiyo Torres.

Chelsea Oo Dooneysa Inay U Dagaalanto Soo Xerogelinta David Villa Si Uu U Caawiyo Torres.

London (Xeegonews.com)-Chelsea ayaa isku diyaarineysa inay ku biirto tartanka loogu jiro weeraryahanka Barcelona David Villa, iyadoo Rafa Benitez uu doonayo inuu keeno weeraryahan uu ku kiciyo Fernando Torres, sida ay…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Premier League Ee Arsenal v Tottenham

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Premier League Ee Arsenal v Tottenham

Szczesny Sagna, Mertesacker, Koscielny, Vermaelen Arteta, Wilshere, Cazorla  Walcott, Giroud, Podolski TOTTENHAM   Friedel Walker, Gallas, Caulker, Vertonghen Lennon, Huddlestone, Sandro, Bale Dempsey Adebayor Kulanka North London derby ayaan ku…

English Premier League: Manchester United ends Chelsea’s unbeaten streak

English Premier League: Manchester United ends Chelsea’s unbeaten streak

LONDON—Manchester United ended leader Chelsea’s unbeaten start to the Premier League season and moved a point behind its opponent after benefiting from key refereeing decisions to win 3-2 on Sunday.…

Ciyaaryahan Soomaaliyeed Oo Gool Xarago Leh ka Dhaliyay Kooxda FC Porto

Ciyaaryahan Soomaaliyeed Oo Gool Xarago Leh ka Dhaliyay Kooxda FC Porto

Ciyaaryahankan Soomaali ah ayaa wacadaro ka dhigay kulankii dhexmaray kooxaha Olhanense iyo FC Porto ee horyaalka ,isagoona gool qurxbadan dhaliyay. Xidigaan da’da yar ayaa lagu magacaabaa Liibaan Cabdi waana ciyaaryahay aad…

Puyol Oo Kulanka El Clasico Ee Axada Aan Ciyaari Doonin Dhaawac Ku Soo Gaaray Kulanka Benfica Awgii

Puyol Oo  Kulanka El Clasico Ee Axada Aan Ciyaari Doonin Dhaawac Ku Soo Gaaray Kulanka Benfica Awgii

Kabtanka kooxda Barcelona Carles Puyol ayaan ciyaari doonin kulanka El Clasico ee Axada soo socota kadib markii uu xusulka ka dhaawacmay kulanka Championka ee Benfica ay la yeesheen. 34-jirkan ayaa…

Page 1 of 212