Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Prof, Axmed Ismaciil Samatar Ayaa Maanta Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan Dalak Denmark, Gaar Ahaan Casimada Copenhegan Iyo Nawaaxigeeda Kulan Balaadhan La yeeshay. Kulankan oo ahaa Xog waraysi…
May 21, 2013No CommentRead More
Xildhibaan Jim Karygiannis, oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Kanada, ayaa shacabka Somaliland ku bogaadiyay maalinta la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland ee 18 M ay oo toddobaadkan si weyn loogu…
May 21, 2013No CommentRead More
Borama (Xeegonews) maayarka magaalada borama xaleebaan afar jeeble ayaa waxa uu wali siiwadaa habkii qabyaalada ee uu kursiga ku yimid waxa uu hada wadaa in uu dadka walaaha ah ee…
May 21, 2013No CommentRead More
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka midowga Yurub ka socda oo la yidhaahdo Michele Cervone d’Urso. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah…
May 21, 2013No CommentRead More
Addis Ababa(Xeegonews) Somaliland)- Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalgne ayaa sheegay in dawladda Somaliland uu ka dhexeeyo iskaashi dhinaca nabadgelyada ah, isla markaana labada dal ay ka wada shaqaynayaan sidii…
May 20, 2013No CommentRead More
Kismaayo(Xeegonews) Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in gudaha Magaallada lagu arkaayo Ciiddamo aan horay loogu arkin Magaalladaasi kuwaasoo ku labisan Darees nooc…
May 20, 2013No CommentRead More
Brussels(Xeegonews) Kulan balaadhan oo maanta lagu qabtay xarunta baarlamaanka dalka Belgium ee magaalada Brussels ayaa lagu soo bandhigay horumarka Somaliland gaadhay mudadii 22ka sanadood ahayd ee ay jirtay ,iyadoo shirkan…
May 20, 2013No CommentRead More
Cali Khaliif Iyo Koox Uu Wato Oo Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinayo Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Saacid Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Keenay Iyo Galaydh Oo Ka Cadhooday Weriyaha Somali Channel Ee Weraysanaayey Daawo…
May 19, 2013Comments OffRead More
Halkan Ka daawo ciyaar aad u qurux badan oo saylici ah oo lagu soo bandhigay xuska 18 May magalaada Saylac.…
May 19, 2013Comments OffRead More
Halkan ka daawo sida looga dabaldagay Xuska 18 may Dalka maraynka minneapolis…
May 19, 2013Comments OffRead More
Powered by Aarxeego - Designed by xeego Gabfire Themes