Ciyaaryahan Soomaaliyeed Oo Gool Xarago Leh ka Dhaliyay Kooxda FC Porto
Ciyaaryahankan Soomaali ah ayaa wacadaro ka dhigay kulankii dhexmaray kooxaha Olhanense iyo FC Porto ee horyaalka ,isagoona gool qurxbadan dhaliyay.
Xidigaan da’da yar ayaa lagu magacaabaa Liibaan Cabdi waana ciyaaryahay aad u firfircoon marka la eego qaab ciyaareedkisa.