Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo : Qiimaha Shidaalka oo Magaalada Boorama Kor u Kacan Xoogan Ku Yimid iyo Dirwalada Gadiidleyda Kala Duwan iyo Bulshada Magaalada Boorama oo sida Fiinta uga Qayliyey.

Boorama (Xeegonews.Com) Iyada oo Bulshada Soomaaliland La Daalaa Dhaceyso Daruufaha Nololeed ayaa Hadana waxa u Dheer Sixir Barar Xadhkaha gooystey Xukuumada Soomaaliland la tacaaleyso ,sixir  bararkan ayaa gaadhey Meeshii ugu sareysey oo Bulshadu Ka Qayliseo .

Hadaba Bulshada iyo Dirwalada Gadiidleyda Magaalada Boorama ayaa Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Qiiimaha Sixirka Shidaalka oo kor u Kac uu Ku Yimid Labadii Todobaad ee u Dambeysey ,Qaar Ka Mida Gaadiidleyda ayaa Ka Hadley Qiimaha Shidaalka  Waxna ay Sheegeen in Qiimaha Shidaalka uu Kor u Kacey oo Tilmaamey in Kaalmaha Shidaleeyda Boorama kor u Qaadeen Qiimaha Shidaalka .

Waxase Iyagu Kor u Kaca Qiimaha Qiimaha Shidaalka Iska Riixey Mid Ka Mida maamulayaasha Kaalamaha Shidaalka oo Sheegey in Dekeda Ber Bera Qiimaha Korodhku uu Ka Abuurmo .

 

Xeegonews.Com
Boorama /Awdal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *