A NEW TELSOM

Daawo Sawir lagu muujinayo caburinta dowladu ay kuheyso saxaafada iyo dadka aan codka laheyn.

kufsiamiinIyada oo dowlada Soomaaliyeed ay si cadaalad darro ah xabsi ugu heyso wariye Soomaaliyeed iyo lamaane dhibaata police-ku ay ugeesteen ayaa Amiin Caamir waxa uu soo bandhigay sawir uu arintaasi ku muujinayo.

Sida sawirka ka muuqata qof waliba oo sedaxdaasi ruux kamid ah waxa uu kahadlayaa waxyaabaha lagu heesto.

Posted by on February 2, 2013. Filed under Articles,FEATURED SLIDER,XEEGONEWS. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.