Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo:(Sawirada) Munaasibada Soodhaweyne Oo LONDON Loogu Sameeyey Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qarnka Soomaliland Cawaale Ibraahin Shirwac Iyo ……

London…… – Waxa Magaalada London Ee Caasimada Dalka Ingiriiska Loogu Sameeyey Munaasibada Soo Dhaweyne Ah Wasiirka Wasaarada Qorshayenta Qarnka Jamuuriyeda Somaliland Prf Cawaale Ibraahin Shirwac Loodoon Oo Uu Weheliyo Wasiiraka Wasaarada Arimeha Dibeda Soomaliland Sacad Cali Shire Oo Dhawaan Uu Madaxweyenha Ay Aqlabiyeda Ku Soo Doorteen Shacabka  Jamuuriyeda Soomaliland Ee Mudane Muuse Biixi Cabdi Ku Magcaabay Digrooto Madaxweyene Oo Ah Tii Ugu Horeysay Ee Uu Soo Saaro Sidaasina Ay Kagaga Mida Noqdeen Masuuliyiintani Golaha Wasiirada Cusub Ee Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa Cabdiraxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici

Xaflada Soo Dhaweyneta Labadani Wasiira Waxa Soo Agaasimey Jaaliyeda Soomaliland Ee Dalka Ingiriiska              U Jeedka Maamuska Xaladani Oo Ahaa Xilka Cusub Ee Uu Madaxweyne Biixi U Igmada Masuuliyiintani Ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay Qaybaha Kala Duwen Ee Bulasha Soomaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Ingiriiska

Sidookale Waxa Munaasibadani Ka Soo Qayb Galay Oo Xaadir Ahaa Safiirka Soomaliland U Fadhiye Dalka Ingiriiska Ayaan Cashuur iyo Waliba Suldaanka Qurba Jooga Soomaliland Suldaan Mahdi Cabdi Ibraahin

Dhamaan Hadlada Goobta Lagag Soo Jeediyey Ayaa Tibaaxaayey Goobaabin Iyo Hambalyo Loo Diraayo Madaxweyneha Ay Shacbka Soomaliland Ku Soo Doorteen Aqlbiyeda Ee Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa Cabdiraxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici Oo Soo Dhisey Xukumada Tayo Leh Iyo Wasiiro Aqoon U Leh Waxa Ay Qabnaayaan Oo Ay Ugu Horeeyaan Maasuuliyiinta Maanta Xalada Lagu Maamuusey

Xeegonews.com

London

Desk