A NEW TELSOM

Golaha Guurtiga Somaliland oo ku kala qaybsan wadahadalada lala wado Somalia

guurtida_SomalilandXeegonews-Jan.14, 2013: Golaha Guurtiga somaliland ayaa ka dooday arrinta ku saabsan wadahadalada lala wado Xukumada Dhexe ee Somalia. Arrintan oo Goluhu ku kala qaybsan yahay ayaa ah mid ka turjumaysa sida xarfadaysan ee Maamulka Siilaanyo ugu diyaarinaayo shacbiga in dood laga yeelan karo qodobka horey lama taabtaanka u ahaa ee gooni-iskutaaga Hargaysa. Bal isha ku goda dooda odeyada guurtigu ka yeesheen arrintaa iyada ah:

Xeegonews/Hargaysa

Posted by on January 14, 2013. Filed under FEATURED SLIDER,XEEGONEWS. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.