Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hargeysa : Xukuumada Soomaaliland oo Masuuliyiin Cusub u Magacawdey Degmada Xeego Ka Tirsan Gobolka Awdal .

Hargeysa  (Xeegonews.Com) Xukuumada Soomaaliland ayaa waxey wareego ku magacawdey dhismaha maamulka cusub Degmada cusub ee Xeego  ka tirsan gobolka Awdal .

Wareegtadan magacaabista maamulka Degmada Xeego ayaa ka soo baxdey xafiiska wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha Soomaaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ,  Gudoomiyaha Degmada Xeego ayaa Loo Magacaabey Khadar Cabdi Aw Daahir ( Khadar Kuuriya  ) sidoo kale waxa Xogyaha Degmada loo Xeego Loo Magacaabey Masuul Lagu Magacaabo Muumin Faarax Cabdi

Magacaabista Dhismaha Maamulka Degmada Xeego ayaa waxey Ka Dambeysey Dabayaqadii Sanadkii hore Markii deegaanka Xeego loo Magacaabey Degmo Buuxda oo ka tirsanaan doonta G/Awdal.

Hadaba Halkan Hoose Ka Akhri Magacaabista Masuuliyiinta Degmada Xeego /Awdal

XeegoNews.Com

Hargeysa

Office Soomaaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *