Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka jaray Warshad Sameynaysa Buugaagta, oo laga Furay Magaalada Hargaysa
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxmaed Maxamud Siillanyo ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Warshad Cusub oo soo saaridoonta Buugaagta, Warshadan oo laga hirgaliyey Magalada Hargeysa.
Ayaa waxa Xadhig ka jaristeedii ka soo qaybgalay Masuuliyiin uu horkacayey madaxweynaha Soamliland oo ay ka mid yihiin wasiirka Ganacasiga, Xildhibaano, Aqoonyahano iyo dad weyne kale.
Warshadan ayaa wax sameyey Ganacsade Aadan baradho, waxayna soo saaridoonta 




Bugaagta, waxan aku baxaday lacag aad u badan.

