Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Saldhiga Booliska EE Degmada Baki Bulshada ku dhaqan deegaankaasi si siman uguma wada shaqeeyaan waamaxay sababtu. Qalinkii Aadan C/Laahi Axmed

Boolisku waxa shaqadiisu tahay in bulshada magaalooyinka ku dhaqan iyo dadka shacabka ah ee deegaanka amaankooda ay ilaaliyaan markastana ay umada dhax uyihiin qabiil iyo xisbi midna aanay shaqo ku lahayn oo ay iyagu u siman yihiin .
Hadaba akhriste arintaasi kama jirto degmada Baki sababtuna waxa weeyi taliyaha oo aan dhexdhexaad ka ahayn arimaha amaanka ee degmadaasi cid gaar ahna u shqeeya dadkii dagmadaasina kala qaybiyay oo iskugu dhiibay midiyaha bulshadiina kadhigay indad shacab ahi ay dadka soo xidh xidhaan waxana markhaati u ah arintaasi waxa isku dhacday laba beelood beeshii uu la safnaa iyo beel kale waxa dhex maray dagaal dabadeed beelkamid ah ayaa dad soo qaqabatay dadkii ay soo qabteen ayuu uso xidh xidhay arintaasina waxay cadynaysaa safashadiisa
Hadaba waxan leeyay wax halaa qabto arintaasi waliba waxa kasii daran halka uu dhex dhexaad ka noqonlahaa ol olihii xisbiyada waxa uu si gaar ah ula saftay xisbi gaar ah waxaa iyo wax ka badanba dhibaatooyinka lama soo koobi karo uu ku hayo bulshadaa ku dhaqan degmadaasi dadkii shacabka ahaana way kala dhinteen waxan leeyahay halanaga badalo ninkaa halkaa taliyaha ka ah ee isku diraya umadaa wallaalaha ah

Saldhiga Booliska EE Degmada Baki Bulshada ku dhaqan deegaankaasi si siman uguma wada shaqeeyaan waamaxay sababtu. Qalinkii Aadan C/Laahi Axmed