Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sidee Muwaadiniinta SL Ukala Micnaysteen Magacaabisti Madaxweynaha? Q: Abdishakur Gande.

Matalka siyaasad wadaaga bulshada
– Abdishakur Gande –

Markii magacaabistu soo baxday sidee bulshadu u kala aragtay?

▶ Su’aal: Waa ayo, ka magacaabay?
■ Jawab: wa muwadin mdxwynhu igmaday.

▶ Su’aal: imisaa ree hebal ah?
■ Jawaab: wali liiskii qabiiladu masoo bixin.

▶ Su’aal: Yaa magacaaba liiska qabiilada?
■ Jawaab: kuwa daneeya qabyaalada.

▶ Su’aal : side loo kala leeyahay kuraasta?
■ Jawaab : waxqabad iyo wax kala qoqob.

▶ Su’aal : idinka yaa la idiin magacaabay?
■ Jawaab : intooda wax noo qabanaysa.

▶ Su’aal: Adiga, maxaa lagu magacabi waayay?
■ Jawaab : malaha kuwanbaa igaga fiican!.

▶ Su’aal: reerkaa ma baratay?
■ Jawaab : haa, oo waa gob.

▶ Su’aal : haddaa inta kale ma gun baa?
■ Jawaab : mayee, waliba waa nasab.

▶ Su’aal : Inaad tashato miyaanay ahayn?
■ Jawaab : haa, oo waa ba tashaday.

▶ Su’aal : oo maxaad ku tashatay ?
■ Jawaab : in aanan qabyaaladiiste noqon.

▶ Su’aal : ma tihid ilayn sida ku moodayay!
■ Jawaab: nin imaleeyay ima masayn karo.

▶ Su’aal : imika maxaa kaloo hadhay?
■ Jawaab : wixii ugu muhiimsanna oodhan.

▶ Su’aal : oo maxay ah?
■ Jawaab : in qaranka loo shaqeeyo.

▶ Su’aal: xilal maxaa hadhay baa ku idhi?
▶ Su’aal: in qofwalba xilka saaran garto misana guto.

▶ Su’aal: kuwan lama filayn saw maaha?
■ Jwb: muhimadu wa in imika wax lagafisho.

▶ Su’aal : wax maxay ah?
■ Jawaab : waxqabad horumarineed.

▶ Su’aal: ma kuwannaa wax qaban doona?
■ Jawaab : hadii lala xisaabtamo.

▶Su’al: la xisaabtanka ma shacabkaa doorty?
■ Jawab: maye, kay doorteen baa udooray.

▶ Su’aal : haduu xisaabtanka diiddo na?
■ Jawaab : xilka ha laga qaado.

▶ Su’al: madaxwynihi keenay maka qadaya?
■ Jwb: haduu ka qaadi waayo isaga fudud oo sidii loo doorty loo dejin.

▶ Su’aal : ilayn afmiishaar baa tahay?
■ Jawaab : mayee aftahan baan ahay.

▶ Su’aal : afmiishaar maxaad kudiidday?
■ Jawaab : dee waa xeelad wax lagu xaddo.

▶ Su’aal : oo aftahan ku na?
■jwb: waa xirfad kaydka caqliga & cilmiga lagu tabiyo.

▶ Su’aal: ka wrn amaan baa wada modayee?
■ Jwb: Anigu ba haddaan sidaada ahaanlaha waa moodi laha.

▶ Su’aal: oo kaalay anigu sidee baan ahay?
■ Jawaab:  dee sida lagugu garanayo.

▶Sual: sidee la’igu garanayaa ma waxaan ahay (……….)
■ Jwb:  (………)-ta durba sawdiga isku cadeyay.

Aragtiyaha siyaasadeed ee qaldan ee qaarkeen qabbaan markay inala wadaagaan ama su’aalo qaldan inaga waydiiyaan hadaynu inagoo isla quman isla  sida qaldan u qaabilno qaranimadeenu way sii qabyoobi mustaqbalkeenunna wuu sii kala quban, sidaadarteed, wixii qaldan aynu qumaati uga jawaabno sidaasa qarankeena na qurux u ahee.

▶ PLAY   ■ PAUSE

#Lasoco

You will not get it from both ends.

Abdishakur Gande
Gandeabdishakur@gmail.com
Number: +64200882  +634454882
Hargaisa, Maroodijeex Soomalilaan.

Avsnitt för bifogade filer

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *