Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sir ku Saabsan Sida aad ku Ogaan lahayd hadii Gacalisadaada ay Rag kale kula Shukaansato

tel-300x200-150x150Lamaanayaal fara Badan ayeey Caqabadi ka heysataa Sidii ay ku Ogaan lahaayen in Lamaantooda ay qalbiga ku Kaliyeysay iyo in ay u dhigeyso dabina jaceyl, oo Haadaan Lagaga ridiyo, iyada oo marka uu qofkaasi lajooga ay u muujineyso in nafteeda uu leeyahay kaligiis, qalbigana ay u hibeysay xili hor.

Hayeeshee Baaritaano ay sameeyeen quboro ku taqasusay Arimaha qoyska ayaa Waxa ay sheegayaan in in ay yar yihiin Lamaanayaasha sida daacadda ah qalbigooda isu amaahiyo, iyaga oo aan sameyneyn saaxibo fara badan oo lakala qarinaya, kuwaaso midba Habeen La qaabiliyo.

waa ay dhacdaa inta badan kala qarinta nuucan ah, balse Ragga Caqliga iyo garaadka u saaxibka ah waa ay ka dabaashaan Markii ay Lakulmaan Marxaladahan oo kale, iyaga oo isticmaalaya qidado ama taatiik aan la fahmi karayn.

Hadaba hadii aad rabto inaad ogaato ama uuba dhib kaa heystay , Sida ugu Fudud ee aad ku ogaan karto hadii lamaantaada qof kale kula shukaansato,

fadlan adoon stress qaadin wax is waali taan ahna aan sameynin isku day inaad xiriiirka guriga aad wax ka shukaansaneysid aad wanaajiso qaasatan caruurta kayar 10 jirka ee gabadha aad shukaansaneyso la dhalatay ka dhigo saaxibada kugu dhow ee guriga , una keen waxyaabaha ay caruurta jecel yihiin sida nac naca buskutka iyo ash-yaada caruurta ku ciyaaraan.

Waxaa hubanti ah in hadii aad intaas u samayso caruurta ay iyana marka ay albaabka guriga kaaga hor yimaadan kuu sheegayaan hadii gabadha wax shukaansato iyo hadii kale, sida horey u dhacdayba, sababtoo ah caruurta waa sabi aan waxba kala ogeyn, ee aqyaarey caruurta fiira
gaar ah haloo yeesho.