Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi tiiraanyo leh qoyskii abwaan maxamed siciid Af-gudhiye (Xulad damay, hal-door lagu goblamay, deeqsi naga hoyday )by: Khadar-Libaaxley.

Inaa lilaahi wa inaa ileehey raajicuun,  waxa an halkan tacsi dirayaa qaranka Somaliland ,qoyskii, eheladii, qaraabadii ,   asxaabtii iyo dadweynihii   yaqaaney marxuum   Abwaan   maxamed   siciid   Af-gudhiye   oo   ku   geeriyootay magaalada   Hargaisa 27/1/2018  rabi   naxariistii   jano haka waraabiyo, Samir   iyo   iimaana   ha   inaga   siiyo.

waxa uu   ahaa   abwaan   weyn   oo   qiimo   kuleh   gayiga soomaalidu   degto   wadankasta ,waxa   aan   markale   rabi uga   baryayaa   janatul fardawsa   isaga   iyo   intii   ay   isku   maalin   wada   hoyden,   badal   khayr   qabana   illaahay   ha   siiyo   qoyskii   iyo   qaraabadii   uu ka baxay

Dr.khadar maxamed  faahiye ( khaalid-Libaaxley)

dr.khadar05@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *