Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi tiranyo leh oo ku timid Allaha u naxariistee Suldan Meydhane Yonis.

sssssAllaha ha u naxariistee waxaa habenimadi salaasadi ee ay tariiqdu ahayd 22-01-2013 ku geeriyoday   magaalada Dire Dawa Suldan Marxuun Meydhane Yonis.

 Dhamaan waxaan tacsi tiranyo leh uu diraynaa  Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo shacabka reer Etoobiya  ee u ka geeriyoday  Suldan  Meydhane Yonis …

waxaana Illahay uga baryeynaa in uu janadii fardoowsa  ka waraabiyo Eheladiisiina Samiir iyo Imaan ka siiyo Amiin Amiin Amiiin  !!

Waxaa tacsidan dirayaa dhamaan dadka hoos ku qoran

 

Daha  Haaji  DAOUD

Abdillahi Dahir bookh

Abdisamad Abdillahi  fajac

Ahmed Abdillahi  Shide

Musse Sheikh Osman Qalinle

kadar Abdillahi   fajac

Abukar Ismael Jamaac

Abdirasaq Ismael Jaamac

Abdiwahab Sheik Osman Qalinle

khadra Egeh Guleed

Khadija  Sheikh Osman Qalinle

Sahra  Egeh Guleed

Meymun Sheikh Osman Qalinle

Fadhiya Ismael Jamaac

Kaltun Egeh Guleed

Fardusa Ismael Jamaac

Nimo Egeh Guleed 

Malyon Ali Ducaale

Kaha Musse ducaal

 

 

 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN