Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ururka Samafalka Towfiiq Oo Gudoonsiiyay Guri Ay U Dhiseen Qoysdanyara Oo Laba Caruura Dhawaan Ka Geeriyoodeen Una Baahan In La Caawiyo

Boramavvvvv (Xeego News.Com) Iyada oo ay dhawaan ahayd markii laba caruura oo ay dhaleen qoys danyara ay uga geeriyoodeen xanuun asiibay caruurtaasi, waxana qoyskani ahaayeen kuwa ku nool aqal Buul ah oo ka dhisan kartoomo iyo baco waxana ururka samafalka Towfiiq oo kaashanaaya walaalaha muxsiniinta ahi ay caawiyeen reerkaasi iyaga oo u dhisay guri wali qabyo ah oo ay iyagu yeelandoonaan, hadaba halkan ka daawo sidii arinkani u dhacay.