Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan Nac-nac Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Iska Casilay Xisbiga KULMIYE Siro Badana Daboolka Ka Qaaday+Xisbiga Uu Ku Biiray

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland kana mid ahaa xisbiga KULMIYE ayaa shaaca ka qaaday inuu iskaga baxay xisbiga KULMIYE,Waxaana daboolka ka qaaday sababaha iyo halka uu ku biiray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

XeegoNews.com

Hargeysa

Desk